RW Rooble oo la kulmay 16-kii Xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan casho ah la yeeshay 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Rooble ayaa ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda Qaran ee loo doortay xildhibaanadan isagoo ku boorriyay inay dalkooda iyo dadkooda si hufan ugu adeegaan mudada afarta ah ee metelayaan. “Waxaa dalka ka jira … Continue reading RW Rooble oo la kulmay 16-kii Xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq (Sawirro)